Main menu

Pages

Hotel Guuleed

 

 Hotel Guuleed

Hotel Guuleed waxaad ka helaysaa jiif raaxo leh iyo deganaan , sidoo kale waxaad helaysaa adeeg cunto oo kuugu iman doona Qolkaaga , hotelka waxaa la furay 1985 wuxuu khibrad u leeyahay u adeegista macaamiisha , hotel Guuleed waxaad ka helaysaa 

  • Single Room 
  • Family Room 
  • Honey-Moon Room  
Nadaafadda iyo amaanadu waa astaanteena haddaba macaamiil hore usii ballanso inta aan lagaa buuxin , waxaa kale oo aan waliba kuu diyaarinay Hoolal xafladaha aad  ku qabsan karto noocii ay doonto ha noqotee sida:
  1. Xafaladaha meherka
  2. Xafladaha Aroosyada
  3. Xafladaha Sagootinta (Bye Bye)
  4. Seminarada 
Macaamiil 24/7 Hotel Guuleed inuu kuu adeego ayuu diyaar u yahay si aad ku qanacdo  kusoo dhawoow gacmo furan  CALL  NOW




You are now in the first article

Comments